hotel Decale
Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray heshiiskii RW Rooble...
Garoowe (Halqaran.com) - Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland soo dhaweeyay heshiiskii ay xalay wada gaareen Midowga Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare Maxamed...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo Shir uga socda Hotel...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka waxa uu Magaalada Muqdisho kula leeyahay...
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada Xildhibaannada G/Waqooyi oo doortay Guddoon
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso Halqaran News ayaa sheegaya, in guddiga doorashada Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee lagu muransan yahay ee ku xareysan Hotel...
Guddiga uu Khilaafka ka taagan yahay ee doorashooyinka oo doortay guddoomiyeyaal
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga uu khilaafka ka taagan yahay ee doorashada heer Federal iyo kuwo xallinta khilaafkaadka ee ku xareysan Hotelka Decale ee Magaalada...







