Guddoomiye Aadan Madoobe
Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku baaqay Shir dib u heshiisiin ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garoowe ku soo...
Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta gaaray Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Khamiistii Maanta gaaray magaalada Garoowe...
Guddoomiyaha BFS Aadan Madoobe oo la kulmay Jaaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed...
Johannesburg (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo...
Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Safiika Ingiriiska oo kawada hadlay wax ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u...








