Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo warqadda Iscasilaadiisa soo gudbiyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Waraaqda iscasilaada u gudbiyay Golaha Guurtida .
Guddoomiyaha ayaa waxa uu iscasilaadiisa ku Wargaliyay...
Gudoomiyaha Guurtidda: ‘‘Haddii uu Farmaajo soo raaco Abiy Axmed dili mayno...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed uu Somaliland ku cadaadinayo...





