Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

go'aan

Guddoomiye Aadan Madoobe oo sheegay inay go’aan ka gaareen Xildhibaannada G/Gedo

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana ka soo qeyb...

Koonfur Galbeed oo soo dhaweysay mowqifka Galmudug & Hirshabeelle

Baydhabo (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa taageeray go’aanadii ka soo baxay Galmudug iyo Hirshabeelle ee ku taageereen in dalka uu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sayid Omar Abdalla

Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaan

Riyadh (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda...
Ahmed Mohamed

DFS oo ka warbixisay ga’aankii hubka looga mamnuucay gudaha garoonka Aadan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay sababaha keenay Go’aanka lagu mamnuucay in Mas’uuliyiinta ay hubka la...
Ahmed Mohamed

Jubbaland ‘‘Waan ka tashaneynaa qodobbadii ka soo baxay Shirka Dhuusamareeb 3‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Duqa Muqdisho ayaa waxaa ay...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliya oo faah-faahisay amar ka soo baxay

Muqdisho (Halqaran.com) - Waasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya ayaa 16-kii bishan soo saartay amar ay ku sheegayso in shahaadada safarka ee la...