Garowe
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...
Meydka madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta lagu aasay Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa Arbacada maanta ah Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada...
Senator Faroole: ‘‘Farmaajo si cad ayuu u jebiyay dastuurkii, dalkiina god...
Garowe (Halqaran.com) - Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay go’aankii...
Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo ugu dambeyn ka heshiiyay khilaafkii
Garowe (Halqaran.com) – Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa Talaadada maanta ah la soo afjaray, iyadoo muddooyinkii dambe uu hareeyay khilaaf...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hor-yimid magacaabistii golaha wasiirada ee Saciid...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Sabtida maanta soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan...
Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha...
Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland, oo uu sidoo kale...









