eedeyn
Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...
Jubbaland oo shaaca ka qaaday in DF Somaliya ay siyaasadeysay lacag...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorheynta dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in lacag hal Milyan oo Dollar ah oo Xukuumaddii Ra’iisul...
DF Somaliya oo ku eedeysay Kenya inay colaad ka hurineyso Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo...
DHAGEYSO: Madaxweynihii hore ee Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne...
Gedo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Waa Dulmi waxa ka socda gobolka Gedo”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xaalada xiligaan ka taagan Gobolka Gedo, isagoona ku eedeeyay...
CCWarsame oo Madaxda DFS ku eedeeyay inay fidno ka dhex abuureen...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in hadda deegaannada Hirshabeelle waxa ka soca uu horay uga digay, kadib markii...









