Doorashada Soomaaliya
Sheekh Shariif oo markale ku celiyay in doorashada ay waqtigeeda ku...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markale ku celiyay inay muhiim tahay in doorashada waqtigeeda ku dhacdao,...
Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray Doorashada Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday degaannada Hirshabeelle ee lagu doortay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, Madaxweyne...
Guddiga Dhammeystirka hab-raaca Doorashooyinka Qaranka oo muddo toddobaad loo qabtay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib kulan warbixin looga dhageystay guddiga wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xil saaray dhameystirka hab-raacyada Doorashooyinka...
Guddoomiye Maxamed Mursal: ”Doorashada Soomaaliya waqtigeeda ayay ku dhaceysaa”!
Jigjiga (Halqaran.com) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Itoobiya, gaara ahaan Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida,...







