degmada Saakow
Mareykanka: Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ah baan duqeyn ku dilnay
Saakow (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka ah ay Talaadadii shalay ku dileen hoggaamiye sare...
Sarkaal Al-Shabaab ah oo Duqeyn lala beegsaday & Wararkii ugu dambeyay
Saakow (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geystay ay ka dhacday degmadaasi.
Wararka...
Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay nin ay ku eedeeyeen...
Saakow (Halqaran.com) - Ururka Al-Shaabab ee maamulo Degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe ayaa xukun dil ahaa ku fuliyay galinkii dambe ee Jimcihii shalay...






