Danjire
Dowladaha Somaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya heshiisyo muhiim ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta...
DAAWO: Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dib loo furay muddo...
Nairobi (Halqaran.com) – Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dib loo furay, kaasi oo aan lagu shaqeyn muddo 30 sano ah.
Wasiirka wasaaradda arrimaha...
XOG: Muxuu ka yiri Wasiir Cawad qaraxii Boosaaso ee lagu eedeeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Axmed Ciise Cawad.
Guddigan oo guddoomiye u yahay...
Muxuu isku-casilay danjirihii Ingiriiska u fadhiyay dalka Mareykanka?
Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay is casilaaddiisa kaddib markii si hoose loo dusiyay hadallo...







