daljirka Daahsoon
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Daljirka Daahsoon +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka...
Qaban-qaabada maalmaha xorriyada Qaranka oo ka socota Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudiga Golaha wasiirrada oo qabanqaabinaya Munasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...
Midowga Musharraxiinta oo war cusub ka soo saaray Banaanbaxa lagu wado...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta ayaa faahfaahiyay Mudahaaradka lagu waddo in maalinta Jimcada ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo Madaxweyne...
Midowga Musharraxiinta oo ku baaqay Bannaanbax Nabadeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay muddo xilkeedka Madaxweyne Farmaajo...








