Baarlamaanka Galmudug
Baarlamaanka Galmudug oo maanta Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021 +(SAWIRRO)
Jowhar (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Guddoomiye ku-xigeemka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali oo Shir...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Somaliya ‘Xaashi’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Xilliga uu furmayo Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoonka Baarlamaanka ee maamulka Gamudug ayaa Axaddii maanta ku dhawaaqay, xilliga uu furmayo Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug, maadaama Xildhibaannada ay...
Wasiir Sabriye oo taageero u raadinaya xubno ay gadaal ka riixeyso...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo booqasho ku joogga Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu taageero u raadinaya xubno ay...







