Argagixiso
Booliska Kenya oo dilay Aabe iyo laba carruur uu dhalay
Mombasa (Halqaran.com) – Booliska dalka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganaayey halka...
WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in dowladda Qadar ay Al-Shabaab siisay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Qatar ayaa lacag boqolaal kun oo dollar ah siisay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab oo dhawaan hakiyay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...
Soomaali doonaysay inay ku biiraan DAACISH oo lagu xiray Mareykanka (Ogow...
Arizona (Halqaran.com) - Waaxda cadaaladda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in la xiray laba nin oo kasoo jeeda Soomaaliya, oo maleegayey inay taageero agab iyo...






