aano qabiil
Dad isku qoys ah oo lagu dilay duleedka degmada Dhoobley
Dhoobley (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa waxa ay xalay laba qof oo Shacab ahaa ay ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose,...
Dagaal beeleed khasaare dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay G/Sool
Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed oo khasaare geystay uu ka dhacay deegaanka Ari-Cadeeye ee gobolkaasi,...
DEG DEG: Dhallinyaro Iska shaaheysay oo Caawa lagu laayay magaalada Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow caawa naga soo gaaraya Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in dhallinyaro lagu laayay Degmadaasi.
Muddooyinkii dambe Degmada Kaxda...






