Saturday, April 11, 2026
28.5 C
Mogadishu

Maxaa ka jira in RW Rooble oo Bashiir Goobe u magacaabay xil cusub

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa wareegto uu soo saaray maanta ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukumadda Faderaalka Soomaaliya.

Magacaabista  Wasiiru dowlaha ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii ay dhawaan gareen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, taasi oo  lagu soo afjaray khilaaf u dhaxeeyay labada dhinac.

Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa horey xilal kala duwan uga soo qabtay dowladihii kala duwanaa ee soo maray dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Wasiiru dowlaha u rajeeyay in uu xilkiisa Eebbe u fududeeyo.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...