Friday, April 17, 2026
28.1 C
Mogadishu

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor‘ oo maanta kulan muhiim ah la qaatay Saraakiisha Amniga +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Sabtidii maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardargelinta iyo ka mira-dhalinta qorshaha sugidda amniga deegaanada Galmudug.

Waxaa ka qeybgalay shirkan, taliyeyaasha Amniga deegaanada maamulka Galmudug ee booliska nabad suggida iyo Militariga.

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoor Qoor‘ ayaa ka dalbaday Saraakiisha Amniga dardargalinta howlaha xaqiijinta ammaanka deegaannada maamulka Galmudug.

Qoorqoor ayaa ugu dambeyn, sheegay, in loo baahan yahay in ay laba jibaaraan howlgallada ammaanka lagu xaqiijinaayo ee dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...