Monday, April 20, 2026
30 C
Mogadishu

Guddoonka Golaha Shacabka oo magacaabay la- taliye cusub + Magaciisa

Muqdisho (Halqaran.com)- Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu magacaabay la-taliyaha dhinaca Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Cabdifitaax C/llaahi Yuusuf ayaa loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhinaca Arrimaha Bulshada ee Guddoomiye Maxamed Mursal, waxaana wareegtada magacaabsita ay ku taariikheysneyd 4-ta Bishan November.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...