
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
RW Kheyre oo wasiir u magacaabay Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye, kaddib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradsa Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya.
Digreeto...
AKHRISO: Maxkamadda sare ee dalka oo soo saartay go’aanno looga hortagayo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa Axadda maanta soo saaray go’aankan, kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka,...
Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Odayaasha dhaqanka ee Xeraale
Galgaduud (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud kula kulmey Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale duwan...
Ex – xaruntii hore ee Baarlamaanka Somaliya oo loo baddelayo goob...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta taariikhiga ah Ex...
Maxaa ka soo baxay kulankii guddiga ka hortaga Cudurka Coronavirus iyo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddiga ka hortaga Cudurka Coronavirus (COVID-19) ee Somaliland ayaa Axaddii Maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa waxa ay kulan looga hadley...
Arag Sawirka: Meydka Wiil Dhallinyaro ah oo laga helay Xeebta Xamarweyne
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa duhurnimadii Axadda maanta Xeebta Degmada Xamarweyne laga helay meydka Wiil dhalinyaro ah, oo dadka deegaanka ay sheegeen inay soo tuftay...









