Monday, June 22, 2026
26 C
Mogadishu

AKHRISO: Maxkamadda sare ee dalka oo soo saartay go’aanno looga hortagayo faafidda Fayraska Corona (COVID-19)

 

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa Axadda maanta soo saaray go’aankan, kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo dhammaan garsoorka maamul Goboleedyadda Dalka.

War-saxaafadeed ka soo baxey guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in la kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga, furashada dacwadaha Cusub, racfaan qaadashada.

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay, in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tiknoolijiyada.

Haddaba hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Maxkamadda:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...