Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

WAR XASAASI AH: Xildhibaano ka tirsan DF Somaliya oo Diyaariyay Mooshin...

Muqdisho (Halqaran.com) - ildhibaano ka Tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya gaar ahaan ciidankeeda ku sugan Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed...
Weriye Ahmed Abdi

”Madaxweyne Farmaajo Qiyaano qaran bay ku tahay in uu Itoobiya u...

Kismaayo (Halqaran.com) – Mid ka mid ah mudanayaasha BF Soomaaliya oo lagu magacaabo, Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa war kasoo saaray xiisadda ka jirta...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Daacish-ta Soomaaliya ay dagaalkeeda u weecineyso...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa muuqaal ay soo duubtay ku muujisay inay dooneyso inay beegsato dalka Itoobiya. Muuqaalkan ayaa lagu sheegay in...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Waa imise Odayaashii u tagay Al-Shabaab ee loo diiday in...

Baladxaawo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada BaladXaawo ayaa tibaaxaya, in Odayaashii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ee ay u yeereen Ururka...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Jubbaland oo ku dhowaaqday in ay xuduudda Kismaayo ka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goo-rdhow soo saaray go’aano amni oo lagu soo rogay magaalada Kismaayo laga billaabo caawa iyo illaa inta...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI NUXURKA: Muxuu Madaxweyne Axmed Madoobe ku sheegay Khudbadii maanta ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ahna Musharrax Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Khudbadiisa Musharaxnimo u jeediyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...