Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Madaxweynaha Dowlad Goboleed ka Hirshabeele oo Muddo Kadib dib ugu laabtay...

Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta oo Tallaado dib ugu laabtay Magaalada Jowhar...
Duuliye

Dowlada Kenya oo Sheegtay in ay Dhaqan Galisay Hashiiskii Dhawaan...

Nairobi (Halqaran.com)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya war ay soo saaraty ayaa lagu sheegay wixii ka dhaqan galay heshiiskii ay kala saxiixdeen...
Duuliye

UPDATE: Duuliye waday Diyaarad Hawada Ku Jirtay oo geeriyooday, kadib maxaa...

Nairobi (Halqaran.com)- Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Ruushka, laguna magacabo Aeroflot ayaa si degdeg ah u degtay kadib markii mid kamid ah...
Duuliye

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka dhacay Gobolka Sanaag

Muqdisho (Halqaran.com)- Deegaan hoos yimaada Gobolka Sanaag oo lagu magacaabo Waqadariya ayaa waxaa laga soo sheegayaa in halkaas uu ka dhacay dagaal...
Duuliye

Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo Kormeer Ku Tagay Dagmooyin ka Roobab...

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed cumar Finish asaga oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa ayaa xalay...
Duuliye

Xilliga ay dhaceyso doorashada maamulka Galmudug oo la shaaciyay, Waa goormee?

Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Guddiga Farsamada maamul dhisida dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Guud ee hanaanka Doorashada Galmudug. Warqadan ka soo baxday guddiga ayaa...