
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Shirkii Garsoorka Soomaaliya OO Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho+Sawiro
Muqdisho (Halqaran.com)- Shir sanadeedka Garsoorka dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaaladda dalka halka...
Taliye Xijaar oo Sheegay in Amniga Wadanka uu Gacanta Ka...
Muqdisho (Halqaran.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in amniga dalka lagu soo duuley oo uu gaarey meel xun,isla...
Soomaaliya Iyo UNESCO oo Hashiisyo Caalima ah kala Saxiixday
Muqdisho (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kula kulmay agaasimaha Guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada,...
War-Saxaafadeed Maanta laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug...
Muqdisho (Halqaran.com)- Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) iyo ku Xigeenkiisa Cali Ciid ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Maamul...
Itoobiya oo kulan siisay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi (Maxaa...
Addis Ababa (Halqaran.com)- Magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa waxa Haatan ka soconaya Shir muhiim ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya...
Dil Toogasho Ah Oo Maanta Lagu Fuliyay Raggii Kufsi iyo...
Boosaaso (Halqaran.com)- Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex...









