
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Al Shabaab attacks Somali military base, captures central town
Al Shabaab fighters stormed a military base in the centre of Somalia on Tuesday and took over a nearby town, residents said.
Residents of Amara...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ‘Odawaa’ oo Addis Ababa kula kulmay Taliyaha...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Itoobiya, General Berhanu Jula.
War...
Madaxweyne Farmaajo oo daahfuray munaasabadda guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda...
Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Al-Shabaab-turned-ISIS operative sentenced to 15 years in jail
Former Al-Shabaab and ISIS operative have been sentenced to fifteen years in jail after he was convicted of being in charge in finance for...
Tension runs high as militias storm Beledweyne town
Relative calm returned to Beledweyne Monday following the takeover of administration of Beletwyene, the headquarters of the Hiiraan region in Central Somalia by militias...









