Monday, April 20, 2026
29.2 C
Mogadishu

AKHRI: Kalfdhigii 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la soo xiray & guddoomiye Mursal oo…

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa warqad wargelin xeritaanka kalfadhiga 5-aad ah u diray dhammaan xildhibaanada golaha shacabka.

Warqada ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha ayaa si rasmi ah loogu xeray kalfadhiga 5-aad ee golaha, kalfadhiga 6-aad ayaa la furi doonaa 27 September.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka 27-kii bishii Maarso 2019.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...