Sunday, May 3, 2026
32.9 C
Mogadishu

Xilliga ay dhaceyso doorashada maamulka Galmudug oo la shaaciyay, Waa goormee?

Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Guddiga Farsamada maamul dhisida dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Guud ee hanaanka Doorashada Galmudug.

Warqadan ka soo baxday guddiga ayaa waxaa ku cad in 25-ka November oo maanta ah ay bilaabaneyso xaqiijinta odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug, taas oo socon doonta ilaa 28-ka bishan.

HOOS KA AKHRISO WARQADA

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...