ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada
Xilliga ay dhaceyso doorashada maamulka Galmudug oo la shaaciyay, Waa goormee?
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Guddiga Farsamada maamul dhisida dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Guud ee hanaanka Doorashada Galmudug.
Warqadan ka soo baxday guddiga ayaa...




