Wednesday, April 22, 2026
29.5 C
Mogadishu

Diyaarad Xamuul ah oo Sidda Gar-gaar Ayaa Soo Gaartay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com)- Diyaarad weyn oo ah nooca daabusha Agabyada, kala duwan ayaa soo gaartay Garoonka diyaaradaha ee Caasimada soomaaliya ee Muqdisho.

Ddiyaaradaan ayaa Waxa ay sidaa deeq gar-gaar Bini’aaddannimo oo looga talagalay in loogu gurmado Dadkii ay Saameeyeen Fatahaadhii ka dhacay Dalka Qeyba ka mid ah.

Deeqdan oo noocyo kala duwan isugu jirta ayaa ka timid Dalka Talyaaniga, taas oo loogu tala galay Dadka ay fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay Roobka Deyrta saameeyeen, iyadoo gar-gaarkaasina lagu wareejiyay Dowladda Soomaaliya si loo gaarsiiyo Dadka dhibaateysan.

Talyaaniga ayaa ka mid ah Waddamada Caalamka ee ka qeyb qaadanaya gurmadka loo fidinayo Dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya.

waxaa wali soconaya Gurmadkii loo Fidanayay Dadkii ku waxyeellobay Fatahaadaha wallow ay Hada ay jiraan hoos u dhac aad u ballaaran.


Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...