Tuesday, April 21, 2026
31.9 C
Mogadishu

Garoonka diyaaradaha Baledweyne oo xirmay & Xaaladihii ugu dambeeyay

Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif

Baledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu xirmay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne.

Waxaa sabab u noqday inuu xirmo garoonka roobab xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da‘ay Magaalada Baledweyne.

Garoonka diyaaradaha Baledweyne waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dagaayay diyaarado gargaar sida kuwaasi oo ka ambabaxaayay Muqdisho, balse sida muuqata wax diyaarad ah kama dagi karto Garoonka.

Gagida diyaarada ay ku dagto ayaa waxaa la soo sheegayaa inay fadhiyaan biyo, taasi oo aan suuragal ka dhigeyn in diyaarada ay ku dagto.

Wararka ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay Magaalada Baledweyne oo ka da‘een roob badan ayaa haddana Gargaarkii dadka loogu geeyay gaadiidka ayaa qaybintiisa wali ka socota Magaaladaasi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...