Monday, May 11, 2026
28.1 C
Mogadishu

XASAASI + DAAWO VIDEO: Salaad Cali Jeelle oo dhulka ku jiiday madaxdii isugu tagtay Kismaayo, una jawaabay…

Siyaasi Salaad Cali Jeelle

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Siyasiyiinta Kismaayo uga qayb galay Caleemo saarkii Axmed Madoobe, isagoona sheegay in ay yihiin Dilaaliin u Adeegaya Dowladdo Shisheeye, sida uu hadalka u dhigay.

Mr. Jeelle ayaa xusay in dadka Kismaayo tagay ay Qayb yihiin Rag Xukunka dalka Horay ugu soo Fashilmay,  Islamarkaana hada Rajjo ka qaba inay Xilka kusoo noqdaan,    Sidoo kale wuxuu xusay inay Jiraan kuwa Dilaaliin ah oo Siyaasadda ugu jira inay dhaqaalle ka sameeyaan.

Dhinaca kale, wuxuu ka hadlay Khudbadii Gudoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya uu ka jeediyey Kismaayo, Wuxuuna sheegay  in Kuwii Muranka badda geliyey ay Halkaasi Fadhiyeen, Islamarkaana ay Damiir Xumo ku Aqbaleen  hadalkii uu aadan Barre halkaasi ka jeediyey.

“Damiir la’aantooda waxaa kaaga filan Aadan Barre siduu ula hadlay, iyo maah maahdii uu yiri siday ugu Sabciyeen “ Ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

Halka Hoose ka Daawo Muuqaalka Salaad Cali Jeelle:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...