Thursday, April 30, 2026
32.9 C
Mogadishu

XOG XASAASI: Musharraxiin ka soo horjeestay guddiga farsamada doorashada Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ee kala ah Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamal Gutaale ayaa war saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen waxay ku sheegeen in magacaabidii Guddiga Farsamada Maamul u dhisida Galmudug ay tahay mid hareer marsan oo Dastuurka Galmudug, ayna kala bar xubnaha Guddigaas yihiin Shaqaalaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya , qaarkoodna ay ka qeyb qaateen Ololaha Musharaxiinta qaar.

Sidoo kale, waxaa ay sheegeen in xubnaha Guddiga aanay aheyn kuwo u madax bannaan howlahooda, isla markaana gadaal laga maamulayo, waxay sidoo kale sheegeen in aan lagala tashan bulshada Galmudug.

Musharaxiintaan Waxay isku waafaqeen in gudiggaan uu hareer marsan yahay shuruucda dalka iyo Nidaamka Federaalka ah ee dalka ka jira, taasina ay gaf ku tahay Shacabka Galmudug.

Halka hoos ka akhriso War-saxaafadeedka:

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...