Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishio.
Ajendaha koowaad ee kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay dhaarinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo oo noqonaya Xildhibaan Abadiya.
- Dhaarinta Madaweynihii hore M.ne Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Adv Dahir – Xubin Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgalinta Dastuurka
- Doorashada Guddoonka Guddiyadda Golaha Shacabka.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





