Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Hamza Abdi Barre ayaa soo saaray go’aanno muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray dhammaan golihiisa Wasiirada in ay gutaan wajibaadka qaran, iyadoo ilaalinaya sharciga iyo nidaamka kala dambeynta.
Hoos ka akhriso go’aannada uu soo saaray RW Xamse

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





