Friday, May 15, 2026
29.9 C
Mogadishu

Maxay Kawda hadleen Madaxweyne Ku-Xigeenada Galmudug Iyo Jubbaland oo Muqdisho ku kulmay.

Muqdisho Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug  Cali Daahir Ciid ayaa Maanta kulan Xasaasi ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Labadan Masuul ayaa kulankooda  waxa ay uga wada hadleen  Arrimo dhowr ah oo ay  kamid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Iskaashiga ka dhexeeya labada maamul ee Galmudug iyo Jubaland.

Dinaca kale waxaa ay ka wada hadleen doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee 15-ka bishaan May ka dhaceysa Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne ku-xigeenada dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa maalmo kahor yimid Muqdisho, iyagoona u soo gaaray ka qeyb galka doorashada Madaxweynaha dowladda Federaalka.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...