Friday, May 15, 2026
31.9 C
Mogadishu

Xilka Qaadistii uu sameeyay Axmed Karaash oo Fashilantay, Ogaaw Sababta.

 Gaalkacyo Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhawaan xilka qaadis ku sameeyay saddex kamid ah Wasiirada Maamulkaas, isagoo kuwo cusub magacaabay, balse weli Wasiirada cusub ee la magacaabay ayaan xilka la wareegin.

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamadda Difaac Puntland Gen. Yaasin Cumar dheer ayaa Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ujeedka safarka Wasiir Xasan Shire Abgaal ee Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay mid la xiriira tababar loo soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland oo muddo tababar uga socday Ddugsiga tababarka Gen. Careys ee Magaalada Gaalkacyo.

Waxaa ay u muuqataa in aysan dhaqan gelin wareegtooyinkii xilka qaadista ahaa ee uu dhawaan soo saaray kusimaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland, iyada oo Wasiiradii uu xilalka ka qaaday ay si caadi ah u wataan Shaqadooda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...