Thursday, April 23, 2026
28 C
Mogadishu

Laba Musharrax oo Isgu Soo Haray Wareega 3-aad Ee Doorashada Ku-xigeenka Koowaad.

Muqdisho (Halqaran.com) – Wareega ugu dambeeya ee doorashada Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS ayaa waxaa ku baratamaya Musharaxiinta kala ah Xildhibaan Maxamad Cali Cumar Caana nuug oo helay 58 cod, iyo Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar oo heshay 52.

 

Waxaa tartanka wareega labaad ka tanaasulay Khadiijo Maxamed Diiriye  iyo Cabdixakiin Cadow Xeydar, waxaana si toos ah wareega ugu damnbeeyo ee sedexaad u gudbay musharraxiinta kala ah Maxamad Cali Cumar Caana nuug iyo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...