Tuesday, May 26, 2026
27.7 C
Mogadishu

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Oo Shaaciyay Waqtiga La Dhaarinaayo Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad.

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT ayaa soo gudbiyay jadwal uu ugu talagalay in uu ku hago hubinta Xildhibaannada, soo gudbinta natiijada kama dambeysta ah, Dhaarinta ilaa shahaado siinta.

 

Qoraalka ka soo baxay FEIT ayaa lagu sheegay in 16-ka maarso illa 23-ka looga baahan yahay guddiyada SEIT ee dowlad gobaleedyada in ay soo gudbiyaan warbixinada xildhibaanada la doortay.

    Halkaan Ka Akhriso:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...