Tuesday, September 29, 2026
30.2 C
Mogadishu

Guddiga doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi oo soo saaray qabashada doorashada 16 kursi

Muqdisho(Halqaran.com) –war ka soo baxay Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, sidaa darteed Guddigu waxa uu ku war galinaynaa beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay yimaadan xarunta Guddiga SEIT.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...