Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

Dagaal goos goos ah oo dhexmaray ciidamada Ahlu-Sunna iyo Maamulka Galmudug

Dhuusa-mareeb (Halqaran.com) –  Dagaal  goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

 

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhawac u jiro. sido kale Wararka ayaa sheegaya in dhimashada iyo dhaawacu uu gaarayo illaa toddoba qof, inkasta oo aan la kala caddeyn ilaa Hada Qasaaraha Soo kala Gaaray Labada dhinac.

Arrintan ayaa imaaneysa ayada oo ciidamada Ahlu-Sunna ay toddobaadyadii tegay dib isugu urursanayeen deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud.

 

Ugu DambeynTaliska booliska Galmudug ayaa dhawaan qoraal uu soo saaray ku faray ciidamo la sheegay inay ku biireen Ahlu-Sunna, kuwaas oo ka tirsaana qaybaha ciidamada dowladda ee ku sugan Galmudug, inay ka laabtaan.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...