Wednesday, April 29, 2026
29.9 C
Mogadishu

Deg Deg DFS oo war kasoo saartay geerida Majaajiliiste Ajakis

Muqdisho(Halqaran.com)  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay geerida Alle ha u nariistee majaajiliistihii caanka ahaa Cabdi Muriiddi dheere oo ku Magac dheraa (Ajakis), kaasi oo goordhaweyd ku geriyooday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble  ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Marxuumka.

“Allaha u naxariisto jilaagii caanka ahaa Cabdi Muriidi Dheere oo ku magac dheeraa Ajakis oo maanta ku geeriyooday Muqdisho. Waxaan tacsi u dirayaa qoyska marxuumka, asxaabtiisii, bahda fanka iyo saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed”.

Ugu Dambeyn Marxuumka ayaa ka mid ahaa majaajiliistayaasha ugu caansan gayiga Soomaaliyeed, isagoo Ajakis caan ku ahaa Ruwaayadaha iyo Turjumidda Aflaamta , waxa uuna  ka mid ahaa awl-wadeenada Tv-ga Universal.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...