Monday, April 27, 2026
28 C
Mogadishu

Guddiga doorashooyinka Hirshabeele oo ka hadlay cabasho ay qabaan musharaxiin qaar.

Jowhar(Halqaran.com) Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa war kasoo saaray cabashada qaar kamida musharaxiintii u tartamayay kusraasta Aqalka Sare oo sheegay in laga hor istaagay in ay tartamaan, looguna goodiyay in la dili doono.

Guddiga waxay ugu baaqeen in ay musharaxiinta kala ah Cusmaan Axmed Macow iyo Cabdinuur Ibraahim Nuur oo hadda ku sugan Muqdisho ee cabashada gudbiyay in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Jowhar.

Sidoo kale guddiga ayaa dib u dhigay kursiga ay cabashada ka timid, wuxuuna ugu baaqay musharixiinta kursigaas inay ku laabtaan magaalada Jowhar ee caasimadda HirShabelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...