Monday, April 27, 2026
27.5 C
Mogadishu

Mareykanka MAxuu Ka Yiri khilaafka u dhaxeeya RW Rooble iyo MW Farmaajo.

Washington (Halqaran.com)  Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

War ka soo baxay xafiiska arrimaha Afrika ee wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa waxaa loogu baaqay labada dhinac inay si nabad ah u xaliyaan khilaafkooda.

Sidoo kale, waxay ku booriyeen labada masuul in ay diiradda saaraan socodsiinta iyo hirgalinta arrimaha doorashooyinka dalka.

Hadalkan kasoo baxay Mareykanka ayaa kusoo beegmaya, iyada oo Beesha Caalamka ku baaqday in xal laga gaaro khilaafka ka dhaxeeya RW Rooble iyo MW, si looga hortaggo dib u dhac mar kale ku yimaada doorashooyinka Soomaaliya

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...