Wednesday, April 29, 2026
31.9 C
Mogadishu

Taliyaha Booliska Soomaaliya Oo shir Deg Deg is kugu Yeeray Taliyaasha Magaalada Muqdisho(Maxaa Soo kordhay)

Muqdisho(Halqaran.com) –Taliyaha ciidamada booliska Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya dhammaan saraakiisha Booliska, sida taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo dhammaan talisyada kale.

kulankan ayaa waxaa looga hadlaya xaaladaha soo kordhay Ee Dalka, sidoo kale xiisadda ka dhalatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Dhanka kale ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha ayaa isku qabtay shaqo joojintii uu Rooble ku sameeyey agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...