Baydhabo (Halqaran.com) – Liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo shaaciyay, kuwaasi oo muddo la sugayay ku dhawaaqistooda.
Guddiga madaxa bannaan ee xulista Baarlamaanka labaad ee koonfur Galbeed ayaa Khamiista maanta waxaa ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada cusub ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed oo ka kooban 95 Mudane.
Wadatashi dheer kaddib oo ay la yeeshaan odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayay sheegeen guddigu in ay soo xuleen liiska Xildhibaanadaan oo muddo badan ay ka taagneyd is qabqabsi dheer oo aan illaa hadda la xalin.
Haddaba halka hoose ka akhriso Liiska cusub ee Xildhibaannada:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com









