Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

War-Saxaafadeed Maanta laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug AKHRISO

Muqdisho (Halqaran.com)- Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) iyo ku Xigeenkiisa Cali Ciid ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Galmudug.

Fadhiga Shirkan ayaa Madaxweyne Qoorqoor waxaa ku wehlinayay ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid, isla markaana waxaa inta kasoo qeyb galay Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug.

Sidoo kale Shirkan ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan, waxaana kamid ahaa amniga, horumarinta dhaqaalaha, dhameystirka Dastuurka heer Federaal iyo mid dowlad Goboleed iyo Siyaasadda qorsheynta iyo Iskaashiga.

Halkaan ka akhriso war saxaafadeed ka oo dhameystirna:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...