Monday, May 4, 2026
30.9 C
Mogadishu

Midowga Yurub iyo Soomaaliya oo heshiis cusub kala saxiixday +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan la qaatay safiirka midowga Yururb ee Soomaaliya.

Wasiir Cawad iyo Ambassador Nicolas Berlanga ayaa ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida in Midowga Yurub uu xoojiyo taageerada uu siiyo Soomaaliya, iyaga oo kala saxiixdeen labada masuul heshiis arrimahaas ku saabsan.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa safiirka uga mahad celiyey taageerada ay mar walba siiyaan Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...