Monday, May 4, 2026
28.4 C
Mogadishu

Guddiga Gurmadka Qaraxii Ex Cantrol Afgooye oo Shaqadooda Bilaabay

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, oo ay ugu horeyso u gurmashada Shacabka dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Howlaha guddigu qabanayaan caawa ayaa waxaa ka mida, tirakoobka dadka waxyeeladu soo gaartay, kala saarida bukaanada dalka wax looga qaban karo iyo sidii safarka loogu fududeyn lahaa dadka ay tahay in caafimaad dibada ah loo qaado.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...