Wednesday, April 22, 2026
29.9 C
Mogadishu

Tirinta Codadka wareegii koowaad oo soo dhamaatay & sida loo kala halay codadka

Muqdisho (Halqaran.com) – Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa weli ka socota Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Waxaana hadda la isla aaday Wareeggii labaad, iyadoo ay soo dhammaatay wareegii koowaad.

Musharraxiinta ayaa Wareegga koowaad kala helay:

– Xasan Cabdi Nuur 98
– Sheikh Aadan Madoobe 74
– Cabdullaahi Aadan black 33
– Aadan Saransoor 23
– Shariif maxamed Cabdalla 13
– C/rashiid Xidig 6
– Xildhibaan Saadiq 5

Waxaa Wareega Labaad u gudbay Afarta ugu sareyso oo kala ah, Aadan Madoobe, Xasan Cabdinuur, Cabdullaahi Black iyo Aadan Saroor.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Guddoonka BFS HalQaran News.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...