Search results: Sample
Kalsooni intee la eg ayaa lagu qabi karaa baaritaanka NISA ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tan iyo markii uu dhacay qaraxii Xarunta Dowladda Hoose Xamar ayaa waxaa jiray baaritaan ay wadeen hay’adaha amniga dalka, oo ay...
Muungaab: ”Qaraxii sababay geerida gudoomiye Yariisow Shaki weyn ayuu ku abuuray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si adag kaga hadlay qaraxa 24-kii bishii July ka dhacay...
Taariikh nololeedkii Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow)
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir 16 kii August 1965kii.Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe...
DF Somaliya oo guddi u xil saartay Aaska guddoomiyihii G/Banaadir Cabdiraxmaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka...
Saddex Cisho oo hoos loo dhigayo Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Muxuu Farmaajo dib isaga celiyay Jinsiyaddiisii labaad ee dalka Mareykanka?!
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tanaasulay...






