Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay
SAWIRRO: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta si wadajira u ansixiyeen Miisaaniyadda 2020, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda.
Golaha...




