Xildhibaan Axmed Macalim FIQI
XOG XASAASI: FIQI oo weerar culus ku qaaday siyaasiyiintii ka fal-celiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalim FIQI ayaa siwayn u difaacay Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay Sheikh Shariif, Wuxuuna Dhaliilo u jeediyey Siyaasiyiintii kasoo Horjeestay...




