Xaflada Caleema saarka madaxweynah 10aad ee Soomaaliya
Xafladda caleema-saarka Madaxweynaha 10aad oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com)- Xafladda caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kusoo gaba-gabowdayTeendhada Afisyooni ee Maagalada Muqdisho, waxaana kasoo qeybgala madax ka socota caalamka iyo Madaxweynayaasha...




